Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Madaafiic Lagu Weeraray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:320
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:145
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:456
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 04 2008
Madaafiic Lagu Weeraray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Friday, 04 July 2008

Muuqaalka Airporka MuqdishoMuqdisho, (insidesomalia.org) -  Madaafiic hoobiyayaal ah ayaa saaka subaxnimadii waxaa lagu weeraray garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo xiligaasina ay xirnaayeen waddooyinka u dhow garoonka.

Madaafiicdaas oo dhowr ahaa ayaa mid ah ka mid ah waxaa uu ku dhacay xaafad u dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaana halkaas ku dhaawacmay Haweeney iy canug ay dhashay, iyadoo uu burbur soo gaaray guri ay dadkaasi ku noolaayeen.

Xiliga Madaafiicdaas lagu tuurayay garoonka Diyaaradaha Aadana Cadde oo ahayd xili aroor hore ah ayaa waxaa la sheegay in uu garoonka ka soo degayay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo ka soo kicitimay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa dhowr jeer oo la xiray Waddooyinka u dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxay weerar Madaafiic loo adeegsaday  ku qaadeen Garoonka, iyadoo xiliyadaasna ay garoonka ka dhoofayeen Mas’uuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ma jirto ilaa iyo haatan cid sheegatay in ay ka dambeysay Madaafiicdaas lagu weeraray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyadoo aysan ahayn markii ugu horeysay oo Madaafiic lagu weeraro garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Ugu dambeyntiina, Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa in mudo ah waxaa ku soo badanayay dilalka, qaraxyada iyo iska hor-imaadyada, iyadoo taasina ay magaalada ka dhigtay mid aanu ammaankeeda hagaagsaneyn.





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >